Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2018

farmajo

Daawo:Khudbaddii Madaxweynaha Somaliya ee xuska munaasabadda 26 Juun

26th June 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan sannad guurada 58-aad ee ka soo wareegatay maalintii xorriyadda Gobollada Waqooyi ee dalka, […]

Koox Burcada oo nin Soomaliya ku dishay Dalka South Africa

26th June 2018 admin 0

Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa gudaha dalkaas waxaa y ku dileen nin Soomaaliya oo ka mid ah dadka ku ganacsada dalka South Africa. Ninkaan […]

No Image

Muuqaal:Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa Amaro duldhigay ganacsatada Canshuurta Siiya Shabab

26th June 2018 admin 0
No Image

Wasiirka Maaliyadda Puntland Oo Iska Difaacay Eedo Loo Jeediyay

26th June 2018 admin 0

Wasiirka Maaliyadda Puntland Oo Iska Difaacay Eedayn loo so jeediyey taasoo ahayd inuu dhunsaday Lacago badan taas oo kasoo horjeeda qanuunka iyo sharciga Puntland.

wasiir

Wasiirka Cadaalada Somaliya Oo Gaadhay Wadanka Jabuuti

26th June 2018 admin 0
cadow

Daawo:Maxamed Xuseen Caddow oo ugu baaqay shacabka jubbaland in ay iska dulqaadaan Maamulka fadhiidka ah ee Axmed madoobe.

26th June 2018 admin 0

Iyadoo dhawaan Golaha badbaadinta jubbaland looga dhawaaqay magaalada London ee wadanka Ingiriiaka ayaa waxaa golahaas Gudoomiye looga dhigay Maxamed xuseen Caddow oo ah siyaasiyi kasoo […]

No Image

Ra’iisul Wasaare Khayre oo La Kulmay Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame

25th June 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo soo gebagebeeyay booqasho hal maalin qaadatay oo dalka Rwanda uu ku […]

calan

Toos udaawo Xuska 26 Jun oo Muqdisho Kasocda

25th June 2018 admin 0

Munaasabada 26-ka June oo ah Munaasabad Qiimo weyn ugu fadhida Umada Soomaaliyeed ayaa waxaa ay ka mid tahay Munaasabadah Taariikhda dalkeen Soomaaliya Qaaliga ku ah […]

No Image

Sawiro:Shirkii looga hadlayay arimaha Beeraha oo ku soo xirmay Columbus

25th June 2018 admin 0

Shir looga hadlayay arimaha Beerah oo ay ka soo qeybgakeen aqoonyhano Soomaaliyeed oo ka kala yimid meelo kala gadisan ayaa manta lagu soo xiray magaalada […]

xoolo

Daawo:Waxagradka Gobolada Sool iyo Sanaag Xoolo ugu deeqay Ciidamada difaaca Puntland

25th June 2018 admin 0
gabre

akhriso:Janeral Gabre Oo Loo sheegay inuusan Mrdabe ka Hawgalayn Soomaliya

25th June 2018 admin 0

Hadal qoraal oo ka soo baxay Xarunta Dhexe ee Urur-gobaleedka IGAD ee Addis Abeba ayaa lagu sheegay inuusan Kolonel Gebregziabher Alemseged Abraha uusan ka mid […]

No Image

Daawo:Xisbiga Waddani Oo Eedayn U Jeediyay Xukuumadda Muuse Biixi

25th June 2018 admin 0
No Image

video+Sawiro:Caabudwaaq Waxaa ka dhacay bananbax Lagu taageerayo Barmaamijka Isku tashiga bulshada

25th June 2018 admin 0

Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud waxaa ka dhacay Banaanbax lagu taageerayo Barnaamijka Taakulo oo ah isku tashi Bulshada kaas oo lagu qaadayo lacag loogu talagaalay […]

No Image

Sawiro:Dhalinyaro Laga Keenay gobolka Gedo ayaa lagu guray Xabsi kuyaala Kismaayo

25th June 2018 admin 0

Gobolka Gedo ayaa gobolka labada ee ugu wayn Soomaliya waana gobol ay Maraan Wabiyada Soomaliya ugu waa wayn waana wali ay ku dambeeyeaan Kooxda Alshabab […]

mursal

Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaliya oo maanta u safar sahqo ku aaday dalka Jabuuti

25th June 2018 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wafddi uu hoggaaminayo ayaa maanta u amba baxay dalka Jabuuti Jamhuuriyadda Walaalaha aanu nahay ee Jabuuti. […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 24 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes