Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2018

yariisow

Daaawo:Maamulka gobolka banaadir oo dhagax dhigey xarunta Dabdamiska

24th May 2018 admin 0

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yarisow) oo maanta dhagax dhigay xarunta Gurmadka Deg-dega ah iyo Dabdamiska Degmada Wadajir ayaa […]

isbitaal

Daawo:35 dhaawac ah oo lasoo gaarsiiyey Isbitaalka Laascaanood

24th May 2018 admin 0
faysal

Daawo:Faysal Cali Wareebe oo Sheegay inay Soomali oo dhan kusoo duushay

24th May 2018 admin 0
No Image

Daawo: Somaliland Oo Hada Faah Faahisay Dagaalka Tuka Raq Ka Dhacay iyo Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalka

24th May 2018 admin 0
isbitaal

Dhaawacii Dagaalka kasocda Tukaraq oo Lasoo gaarsiiyey Garoowe”Sawiro”

24th May 2018 admin 0

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa maanta mar kale dib ugu billowday Duleedka degaanka Tukarraq ee Gobolka Sool kasoo oo sababay Qasaaro badan […]

puntland

Daawo:Puntland oo ka hadashay Dagaalka Tukaraq

24th May 2018 admin 0
deg

Deg Deg:Dhaawac Badan oo loo soo qaaday Isbitaalka Laascaano

24th May 2018 admin 0

Wararka Naga soo gaaraya Magaalada Laascaano ayaa waxay sheegayaan in Isbitaalka Magaalada Laascaano ay kusoo socdaan Dhaawac farabada oo laga Keenayo Tukaraq Halkaas oo uu […]

No Image

Dagaal Culus oo ka socda Tukaraq iyo Puntland oo ka hadashay

24th May 2018 admin 0

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa maanta mar kale dib ugu billowday Duleedka degaanka Tukarraq ee Gobolka Sool, Dagaalka saakay ka bilaawday deegaanka […]

dalxa

Daawo:Xildhibaan Dalxa oo ka hadlay Arrimaha Ciidamada Somaliya

24th May 2018 admin 0
No Image

Daawo:Ra’iisul Wasaaraha Somaliya ayaa caawa daah-furay qorshaha midaynta iyo daadejinta Sugidda amniga Caasimadda

24th May 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa caawa daah-furay qorshaha midaynta iyo daadejinta Sugidda amniga Caasimadda iyada oo mas’uuliyadda qorshahan looga fadhiyo […]

No Image

Daawo:Raysawasaare Khayre oo soo dhameystiray Golaha Wasiirada

24th May 2018 admin 0

Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay goor dhow Wasiirro, Wasiiru dowlayaal iyo Wasiir ku xigeenno cusub. Xilalka Wasiirada 1- Xasan Macalin Xuseen Wasiirka Ow-qaafta Arrimaha […]

No Image

Daawo:Somaliland oo Cunaqabatayn kusoo Rogtay shacabka Laascaanood

23rd May 2018 admin 0

Somaliland Ayaa waxay Cunaqabatayn kusoo rogtay Shacabka Magaalada Laascaanood waxaana laga mamnuucay Hubka Gaadiidka iyo Shirarka aan Dowladdu ogeyn Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada […]

No Image

Daawo:Madaxwayne kuxigeenka iyo Gudomiyaha Barlamanka Galmudug oo lakulamay xildhibanada Galmudug

23rd May 2018 admin 0
xoolo

Daawo:Markab sida xoolo Laga raray Soomaliya oo gaaray dalka Masar

23rd May 2018 admin 0

Dawladda Masar oo balaarisay iibsiga xoolaha nool ee Soomaaliya, waxaana Markab wada kumanaan Lo’ah oo toos looga raray Soomaaliya uu ku xirtay Dekadda Suways, Madaxwaynaha […]

wiil

Daawo:Wiil 6 Caruura iyo waalidkiis ku waayey Duufaantii ka dhacday Lughaya ee Gobolka Awdal

23rd May 2018 admin 0

ibrahim Muse Cabdi oo kamid ahaa Dadkii Qoysaskoodu ku dhinteen Roobabkii iyo duufaanadi ku dhuftay deegaanka Gar Gaara ee degmada Lughayaha ee gobolka Awdal ayaa […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 25 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes