Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2018

No Image

Daawo:Madaxwaynaha Soomaliya oo Si diiran Nairobi loogu soo dhaweeyey

30th May 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhaw gaaray magaalada Nairobi halkaas oo ay booqasho oo hal maalin ah uga bilaabatay. Madaxweynaha iyo […]

masjid

Masjid ku yaala Buuhoodle oo lagu baaqay Muslimiinta in laga Qeybqaato Dhameestirkiisa

30th May 2018 admin 0
fowsiya

Muuqaal:Xildhibaanad Fowsiya oo Masjidka ciidamada Somaliya ee Muqdisho qalab iyo Lacag ugu deeqday

30th May 2018 admin 0
dhuxul

Daawo:Gadiid loogu talagalay Joojinta dhuxusha ayaa Lagu wareejiyey Maamul Goboleedyada

30th May 2018 admin 0

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhacay Munaasabad ay hay’ada Qaramada midoowday u qaabilsan Horumarinta ay gadiid loogu talagalay Joojinta Dhuxusha ku wareejisay Maamul goboleedyada Soomaliya.

lacag

Daawo:Xildhibaano Deeq Lacageed Gaarsiiyey Magaalada Baladwayne

30th May 2018 admin 0
No Image

Maqaal:Dastuurada Soomaaliya iyo Dhallinyarada W/Q Cali Somali

29th May 2018 admin 0

Waxaa lagu qiyaasaa Soomaaliya Dadka ka yar Da’da 30-ka iney yihiin 70% Bulshada, halka 11% ey yihiin caruur. Dhallinyarada ka yar 30-ka waa aqlabiyada Dadka […]

No Image

Daawo:Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare Soomaliya oo maanta la dhaariyay

29th May 2018 admin 0
No Image

Maqal iyo Muuqaal:Caabudwaaq oo iskaga baxday Galmudug Fariin adagna u dirtay Madaxda Galmudug ee Danaystayaasha ah

29th May 2018 admin 0

Waxaa Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ka dhacay kulan aaan caadi ahayn oo isugu yimaadeen waxgaradka iyo cugaasha Beelwaynta Sade Mareexaan oo ay kaga arin […]

diri

Daawo:Su’aalo & Jawaab Sh Mohamed Omar Dirir

29th May 2018 admin 0
xoolo

Daawo:Xoolo Nool oo loogu deeqay Ciidamada Puntland ee kusugan Tukaraq

29th May 2018 admin 0

Shacabka & Waxgaradka Degmada Taleex & deegaanada hoos yimaada sida Carooley ,Burcadle & Holhol oo gudiga Taakulaynta Ciidamada Puntland ku wareejiyay Xoolo Geel & Ari […]

No Image

Daawo:Xarunta Baarlamaanka Galmudug oo laga Dhagax Dhigay Cadaado

29th May 2018 admin 0

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed xaashi Carab iyo Gudoomiyaha baarlamanka Cali Gacal ayaa maanta siwadajir ah waxay Magaalada Cadaado uga dhagax dhigeen xarunta Baarlamanka Galmudug, […]

wado

Daawo:Maamulka Degmada Bardhere ayaa bilaabay Dayactirka Wadooyinka ay Sameyeen Fatahaada wabiga

29th May 2018 admin 0

Maamulka Degmada Bardhere ee Gobalka Gedo ayaa bilaabay Dayactirka Wadooyinka ay Sameyeen Fatahaadaha iyo Daadadka Roobka ee Degmada Bardheere ee Gobalka Gedo, Wadooyinka Degmada baadrheere […]

gaas

Madaxweyne Gaas oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley wafti kasocda Qaramada Midoobey

29th May 2018 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ayaa waxa uu madaxtooyada Maamulka Puntland ee Garoowe ku qaabilay wafdi uu hogaamineyey ku-xigeenka Xog-hayaha […]

No Image

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb

29th May 2018 admin 0
No Image

Muuqaal:Xisbiga Waddani Oo Ka Hadley Maamulka Hawada

29th May 2018 admin 0

Posts pagination

« 1 2 3 … 25 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes