Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2018

madoobe

Daawo:Wasiiro iyo Waxgarad Jubbaland ah oo Axmed Madoobe ku eedeeyey inuu beelaha Jubaland iska Horkeenaayo

31st May 2018 admin 0

Waxaa isi soo taraya Dhaliilaha iyo eedeynta loo soo jeedinaayo Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo shacabkii Jubbaland ka dhigfay Mid uu xiro mid ladilo iyo […]

No Image

Daawo:Raysawasare Khayre oo waheliyaan wasiirka Gashandhiga iyo Saraakiil ayaa Booqday Xarunta Balli-Doogle

31st May 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, oo ay weheliyo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo qaar ka mid ah Saraakiisha ciidanka ayaa booqday Xarunta […]

No Image

Daawo:Madaxwayne kuxigeenka Puntland oo sheegay inuusan dagaalka joogsanayn ilaa dalka Laxoreeyo

31st May 2018 admin 0

Madaxwayne kuxigeenka Puntland Cabdikariim xaaji cumar Camay oo gaaray Magaalada Buuhoodle ayaa Goob fagaara ah waxuu kula lahadlay Bulshada iyo Ciidamada ksuugan Buuhoodle waxuuna Balan […]

No Image

Daawo:Madaxweynaha Soomaliaya ayaa dalka dib ugu soo laabtay keddib booqasho hal maalin oo uu ku joogay dalka Kenya.

31st May 2018 admin 0
No Image

Daawo:Axmed Madoobe oo jabiyey Heshiiskii ay gaareen Beelaha Jubbaland

31st May 2018 admin 0

Madaxwaynaha jubbaland Axmed Islaam Axmed Madoobe ayaa waxuu heshiis la galay beelaha daga Jubbaland oo uu qilaaf mudo dheer socday uu udhaxeeyey waxaana si loo […]

No Image

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaliya oo kormeeray xafiisyo Guddiyada Golaha Shacabka

31st May 2018 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa maanta kormeer ku sameeyay xafiisyo cusub oo ay yeelanayaan Guddiyada ugu shaqada badan […]

No Image

Daawo:wasiirka arimaha dibada soomaliya oo kulan Laqaatay Madawayanaha jabuuti

31st May 2018 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Isse Awad iyo wafdi uu hoggaaminayo oo muddo laba cisho ah […]

rashin

Maamulak Gobolka Baanadir ayaa 250 Qof afur ugu sameeyey Magaalada Muqdisho

31st May 2018 admin 0
mareeye

Kulan Lagaga Hadlayo Maalgalinta Somaliya oo Muqdisho ka dhacay

31st May 2018 admin 0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo uu wehliyey Wasiiru dowlaha Wasaaradda ayaa maanta Xaruunta Wasaaraddaasi kulan kula yeesheen Guddiga Maalgashiga […]

No Image

Axmed Madoobe oo Raali galin ka bixiyey ka maqnaanshihii shirkii Dastuurka looga hadlaayey ee Muqdisho ka dhacay

31st May 2018 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa casho sharaf u sameeyey Gudiga madaxa banaan ee Dastuurka Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Gudiga la socodka dib […]

No Image

Daawo:Wax ka ogow waxyaabihii labada Madaxweyne Kenya iyo Somaliya ay ka wada hadleen.

30th May 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho hal cisho ah ku jooga dalka Kenya ayaa maanta wada hadallo kula yeeshay Madaxtooyada Kenya […]

No Image

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Lagu soo dhaweeyay Deegaamo Buuhoodle

30th May 2018 admin 0
No Image

Daawo:Kulankii Golaha Wasiirada Oo Lagu Ansixiyay Hindisa Sharciyeedka Danbiyada Kufsiga

30th May 2018 admin 0

Golloha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir-guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Muadane Xasan Cali Khayre, ayaa loogu ansixiyay Hindise Sharciyeedka Danbiyada Kufsiga iyo Hindise Sharciyeedka […]

No Image

Daawo:Dowlada Soomaliya ayaa dib ugu soo Celisay 150 Dhalinyaro ah oo Xabsiyada liibay ku jiray

30th May 2018 admin 0

Garoonka diyaaradaha ee magalaada Muqdisho ayaa saaka waxaa soo caga dhigatay diyaarada siday ilaa 151 kamid ah dhalinyarada Soomaaliya oo laga keenay dalka Liibiya,kuwaasi oo […]

dil

Daawo:Maxkamadda Ciidamada oo dil ku xukuntay Raggii weeraray Hotel Naasa Hablood

30th May 2018 admin 0

Maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah ku ridday 3-dhagarqabe oo ka mid ah Maleeshiyadii weerartay Hotel Naasahablood2, waxana go’aanka ku […]

Posts pagination

1 2 … 25 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes