Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2017

turkey

Raysawasaaraha Soomaliya Iyo Maamul goboleedyada ayaa ka qayb galay Xaflad Lagu qabtay Safarada Turkiga Muqdisho”Sawiro”

29th October 2017 admin 0

Xaruunta safaarada turkiga waxaa hada ka socda munaasibad ay ugu dabaal dagayaan xiligiii ay noqdeen jamhuuriyad waxayna xorimada qaateen 1923dii Munaasibadaan ayaa waxaa ka soo […]

No Image

Daawo:Waxqaradka magalada Caabudwaq ayaa wariye Mahad Bashiir uga waramay waxa kasoo bixi kara shirka Maamul goboleedyada iyo dowlada

29th October 2017 admin 0

Qaar kamida Wargaradka kudhaqan degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa fikirkooda ku aadan shirka Dowlada Soomaliya iyo Maamul goboleedyada uga furmaaya Magaalada Muqdisho uga waramay […]

sanbalooshe

Taliyaashii Ciidamada Booliska iyo Nabad Sugidda oo xilkii laga qaaday

29th October 2017 admin 0

Waraka naga soo gaaraya magaalada muqdisho ayaa sheegaya Shir deg dega ah oo Golaha Wasiirada Soomaaliya ku yeesheen Xafiiska ra’iisal Wasaaraha Soomnaaliya ayaa xilkii looga […]

No Image

Shirkii Madaxda Qaranka iyo Kuwa Maamul Gobaleedyada oo hada furmay.

29th October 2017 admin 0

Waxaa goor-dhaw Madaxtooyada Soomaaliya ka furmay Shirkii Madaxda Qaranka iyo kuwa Maamul Gobaleedyada sida ay noo xaqiijiyeen saraakiisha Dowladda Soomaaliya. Shirkaan oo saacado dib u […]

No Image

Shirka Dowladda Dhexe iyo maamul goboleedyadda oo Muqdisho ka furmaya

29th October 2017 admin 0

Waxaa lagu waddaa Magaalada Muqdisho in uu maanta ka furmo Shirka Madaxda maamul goboleedyadda iyo sidoo kale dowladda Soomaaliya. Shirkaan ayaa horay waxaa u shaaciyay […]

Meydad laga soo saaray Saakay Hoteelka Naasa Hablood

29th October 2017 admin 0

Goobjoogayaal saaka tagay totel  Naasa Hablood ayaa xaqiijiyay in Ciidamada Ammaanka ay saakay Hoteelka ku gudihiisa kasoo saareen meydadka 8 qof oo la toogtay. Waxaa […]

taabit

Guddoomiye Taabid “Lama aqbali karo in labo todobaad gudahood in musiibo kale nagu dhacdo”

29th October 2017 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay weerarkii shalay Al-Shabaab ku qaadeen Hotelka Naasahablood 2 ee degmada Xamar weyne, isagoo xusay in aan […]

Ciidamada ammaanka oo soo afjaray howl galkii Hotel Naasahablood 2

29th October 2017 admin 0

Ciidamada ammaanka ee sida gaarka ah u tababaran ayaa saaka waabarigii soo afjaray howl galkii ka socday Hotelka Naasahablood 2, halkaasoo shalay gelinkii dambe ay […]

dalxa

Daawo:Xildhibaanad dalxa oo eedayn usoo jeediyey Barlamaanka Soomaliya

29th October 2017 admin 0

Xildhibaan Dalxa ayaa ku eedeeyey in barlamaanka Soomaliya gabay howshii loo xilsaaray rajadii ay shacabka Soomaliyeed ka lahaayeen ay gabaabsi tahay.

No Image

Daawo:Madaxwaye Kuxigeenka iyo Gudoomiyaha Galmudug oo sheegay inay Casumaad kaheleen dowlada Somaliya

28th October 2017 admin 0

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi, GUdoomiyaha Barlamanka Galmudug Cali Gacal Casir iyo Ku xigeenkiisa labaad Maxamed Sh Axmed Maalin ayaa Soo gaaray magaalada […]

garane

Xildhibaan ku geeriyooday qaraxii galabta ka dhacay hotel Naasa Hablood

28th October 2017 admin 0

Warar dheeraad ah oo aan kahelayno qaraxii galabta ka dhacay hotel Naasa Hablood ayaa waxaa ay sheegayaan in uu halkaasi ku geeriyooday xildhibaan C/naasir Gaarane […]

qarax

Daawo:qaabkii uu dhacay qaraxii Hotel Naaso Hablood

28th October 2017 admin 0

Inta la xaqiijiyay 10-ruux ayaa ku geeriyootay qarax xooggan oo galabta lagu weeraray Hotelka Naasahablood 2 Degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir. Qaraxaan ayaa la […]

qarfax

Meydadka illaa 10 Qof oo Shacab ah oo yaalla Iridka hore ee Hotelka Naasa-hablood 2

28th October 2017 admin 0

Irida hore Ee Hotelka Naasa-hablood 2 oo uu ka dhacay Qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa ayaa arkay Meydadka illaa 10 Qof […]

deg

War Deg Deg ah:- Qarax Xoog leh oo ka dhacay Agagaarka Hotelka Naasa-hablood ee Degmada Xamar-weyne

28th October 2017 admin 0

Qarax Xoog leh ayaa Goor dhow ka dhacay Meel u dhow Hotelka Naasa-hablood 2 ee Degmada Xamar-weyne,waxaana socota Rasaas Culus oo aan la ogeyn Cidda […]

heyrre iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Muqdisho ku soo laabtay

28th October 2017 admin 0

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wefdi uu hogaaminayey oo maalmahaan ku sugnaa dalka Turkiga ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho oo […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes