Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2016

Tacsi tiirayo leh Abdirazaq Caseyr Abdi Xoosh Oo Ku dhintay Caabudwaaq

28th September 2016 admin 12

Inaalilaahi Wainaa Ileeh Raajucuun Cabdirasaq Caseyr Cabdi Xoosh Oo Gacan Ka Xaq Daran ku Dishey Caabudwaaq waxaan ilaahay uga baryeynaa in janadii ka waraabiyo ehelkii […]

nabadey

Ururka dhaqdhaqaaqa nabada caabudwaaq oo bulshada ugu baaqay nabada “dhageyso”

28th September 2016 admin 7

Warsaxaafadeedkii Safaaradda iyo Qareenka maxaabiista oo dhameystiran waa kan.

27th September 2016 admin 0

DEG DEG: Wariye ka tirsanaa Shaqaalaha Shabelle oo lagu Dilay Magaalada Muqdisho

27th September 2016 admin 2

Kooxo hubeysan ayaa gelinkii dambe ee maanta Wariye ka tirsan Shaqaalaha Warbaahinta Shabelle waxey ku Dileen Degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho,Labo Ruux oo ku hubeysanaa […]

deg

DEGDEG: Nin Aano,Qabiil loo dilay oo Goordhaw Caabudwaaq lagu dilay,

27th September 2016 admin 0

Waxaa goordhaweyd oo caawa ah Degmada Caabudwaaq lagu dilay nin Shakhsigani oo loo dilay sida wararku sheegayaan aanadii dhawaan ragii lagu laayay Tuulo u dhaxeysa […]

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Ka Hadlay Soomaalida Ku Xidhan Hindiya

27th September 2016 admin 4
cumar

R/wasaaraha Go’aan Xildhibaanadda Hiiraan iyo Sh, Dhexe waa mid u talla Dowladda federaalka Soomaaliya.

27th September 2016 admin 0

R/wasaaraha Dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashidi Cali Sharma’arke ayaa sheegay in go’aan ka gaaaridda goobta lagu qabanayo Doorashada Xildhibaanadda Goboladda Hiiran iyo Sh,Dhexe ay […]

Cabdi M Guuled Fargayax oo Baaq Nabadeed udirey bulshada Cabudwaaq “Dhageyso”

27th September 2016 admin 0

Wasiirkii hore Wasarada Gaadiidka cirka iyo dhulka dowladii TNG cabdi maxamed guuled fargayax oo baaq nabaded u diray bulshada caabudwaq. Hoos kadhageyso

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban oo mar kale dib u dhigay Xilliga Doorashooyinka 2016

27th September 2016 admin 1
No Image

Guddoomiyaha baarlamaanka ayaa soo geba gebeeyey safar uu ku joogay Baydhabo

27th September 2016 admin 0
nabadey

Baaq Nabadeed oo dirayaan Dhalinyarada beesha laylkase ee Caabudwaaq “Dhageyso”

27th September 2016 admin 0

Dhalinyarada Beesha Laylkase ee dagan degmada Caabudwaaq ayaa diray baaq nabaded oo ay udireen shacabwaynaha caabudwaaq oo ah sidii looga shaqeyn lahaa amaanka iyo horumark […]

Madaxweynaha J F Soomaaliya, ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomiyay safiirka cusub

27th September 2016 admin 0
amisom

Amisom oo Qiratay in ay Dil Barer ah ka Geystay Shabeelaha hoose “Daawo”

27th September 2016 admin 3

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Qardho

27th September 2016 admin 3

Xeer ilaaliyaha qaranka iyo xubno ayaa lagu soo dhawyeey dalka Norway

27th September 2016 admin 3

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 21 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes