Madaxwaynaha Somaliya oo dalka dib ugu soo laabtay
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed farmaajo iyo wafdigii uu hogaaminayey ayaa gor dhow ku soo laabtay magaalada Muqdisho, kuwaas oo si diiran loogu soo […]
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed farmaajo iyo wafdigii uu hogaaminayey ayaa gor dhow ku soo laabtay magaalada Muqdisho, kuwaas oo si diiran loogu soo […]
Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan gaar ahaan Beerxaano ayaa sheegayaan in ciidamada itoobiya ay toogasho ku dileen Wiil iyo Aabihii oo ka tirsanaa deegaanka. […]
Dabley ku hubeysnaa bistoolada ayaa lagu soo waramayaa in Ruux Shacab ahaa ay ku Dileen Magaalada Muqdisho, Marxuumka ayaa ahaa sida la tilmaamay Taksiile waxaana […]
Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Qarax xoogan oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu ka […]
C/qaadir Sheekh Cali Diini Wasiirkii hore ee gaashandhigga Soomaliya ayaa kahadlay arimaha ciidamada iyo qorshaha isku dhafka,waxaana uu sheegay in ay muhiim tahay in la […]
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda Ee Soomaaliya ayaa xabsiga dhigtay sarkaal lagu magacaabo Cabdishakuur Mursal Maxamad oo ka tirsanaa ciidanka ilaalada madaxtooyada Soomaaliya, kaas oo loo […]
Askari ka mid ah ciidamada Booliska magaalada Jowhar ayaa ku diley qof rayid ah xaafada Horseed ee magaalada Jowhar iyadoo banaanbax loogaga soo horjeedo dilkaas […]
Shirkii Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta looga hadlay amarro cusub oo ay dowladda Soomaaliya ku soo rogtay dhanka amniga si wax looga qabto amni darrada […]
Madaxwayana Jamhuuriyada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmajo ayaa kulan ay yeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka UK, Kulanka waxaa kaloo ka qeyb […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes