Galmudug oo sameysay Howlgalo lagu qaadayo Isbaarooyin yaala inta u dhaxeysa Galinsoor iyo Gaalkacyo.
Ciidamada amaanka Maamulka Galmudug ayaa saakay sameeyay Howlgalo baaritaano ah oo lagu qaadayo Isbaarooyin dadka lagu dhibaateeyo oo yaala inta u dhaxeysa Gaalkacyo iyo Galinsoor […]