Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo la kulmay Madaxa Qaxootinga “SAWIRRO
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa kulanka uu la qaatay madaxa Hay’adda Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga […]