Xafladii taageerida Xildhimaan Faarax Cabdi Xasan ayaa kadhacaysa London Caawa
Waxaa magaalada London ee wadanka Uk kadhacaysa caawa xaflad si heer sare loo soo qaban qaabiyey oo lagu taageerayo Xildhibaan Farax Cabdi Xasan. Wararkeena dambe […]
Akhriso:- Saacid,Shariif, Faroole iyo Dr Cabdinaasir oo War Soo Saaray, Baaqna u Diray Baarlamaanka Soomaliya
Murashax oo kamid ah mas’uuliyiinta u taagan xilka Madaxweynaha dowladda Federaalka Somaliya, ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray shir ay yeesheen oo ay uga hadlayeen doorashooyinka dalka. […]
Daawo:Xildhibaan Bashiir Diiriye Oo Sheegay In Xilkii Laga Qaaday Madaxwaynaha Galmudug
Xildhibaan Bashiir Diiriye Shariif oo kamid ah Baarlamaanka Galmudug ayaa ka hadlay Mooshinkii dhawaan Baarlamaanku ka keeneen Madaxwaynaha Galmudug Cabdi Kariim Xuseen Guuleed ,Colaada Dagaal […]
Maamulka Gobolka Gedo oo Bogaadiyey Mashaariicda Horomarinta ee ka soconaya degmada Baardheere(Sawwiro+Dhageyso)
11kii bishan 2017,ayaa Mas,uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Gedo iyo midka degmada Baardheere waxay booqdeen mashaariicda Horomarinta iyo dib u dhiska ee bilahii u dambeeyey […]
Fanole Human Rights oo Cambaareysey sida loola dhaqamay Gabdhaha guurdoonka ee Degmada Baladxaawo
Somalia: FAHRO condemn a Domestic Violence decisions against young women’s in “Belet-Haawo” Distract in Gedo region in Somalia. Boston MA, December 13, 2017. The Fanole […]
AMNI XUMADA CAABUDWAAQ XAGGEE KA SOCOTAA? W\Q Liibaan Guulwade
Su,aashaan jawaabteeda si aad u heshaan waxaan jeclahay marka hore dhibaato ka jirta dalkeena Soomaaliya in aan idin la wadaago,waa mid guud oo wiiqday dhinac […]
Luuq Barakacayaal Kayimid Bay Bakool iyo Gedo oo lagaarsiiyey Deeq Macawimo ah
Barakacayaal Gaarayaa 500 oo qoys oo kayimid Bay,Bakool iyo Gedo oo ku sugan Dagmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa lagaarsiiyey Macawimo ay ku deeqday Hay’ada […]
Doolow Barakacayaal ka yimid Bay iyo Bakool ayaa soo daaray degmada Doolow
Dhawaan bay ahayd markii dad kasoo cararey dhibaatada abaaraha oo ka yimid Bay iyo Bakool ay soo gaareen Degmada Doolow ee gobolka Gedo kuwaas oo […]
DHAGEYSO: Wasiiro Galmudug ah oo taageeray go’aankiii Baarlamaanka ee Xilka looga qaaday C/Kariim Guuleed
Kulan ay Maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen Wasiiro, iyo Wasiiro Ku Xigeeno ka tirsan Maamulka Galmudug, Waxgarad, Siyaasiyiin iyo Odayaasha dhaqanka ee ka soo jeeda […]