Shirka Golaha Wasiirada Soomaliya oo qodobo Mahiim ah Kasoo baxeen
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga […]
Muuqaal:Fanaan Xuseen Shire oo kabaha kula tuntay Xildhibanadii Ilma Gabre
Dhawaan bay ahayd Markii Kacdoonka shacabka Soomaliyeed ay weerar dal iyo dibada Ku qaadeen Kooxdii Fashilantay ee hor kacaayey Xidig oo looga bartay Inuu Gabre […]
Maqal iyo Muuqaal:Xildhibanada Laalush doonka ahaa ee kushiraayey Nairobi oo noqday Tuke Cambaar leh Kadib Cadaadis kaga yimid dal iyo dibad
Koox Xildhibanao ah oo qaswadayaal ah una bartay laalush iyo Cadowga Soomaliyeed inay lashaqeeyaan ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya wxay kaga dhawaaqeen inay Mooshin […]
Dhageyso+Sawiro:-Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Toogasho Ah Fulisay
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Saakay Xukun Dil ah ku Fulisay C/qaadir Cabdi Xasan oo ka tirsan Al-shabaab oo ahaa Ninkii waday Gaarigii […]
Hay’adda AL Raxma oo deeq gaarsiisay qoysas ku nool Garbaharreey
hay’ada Alraxmo ayaa deeq raashina oo isugu jirta bur,bariis iyo saliid gaarsiisey qoysas dan yara oo ku sugan degmada Garbaahrey ee gobolka Gedo, dadkii loo […]
Raysawasaare Khayre:ayaa booqday dekedda Magaalada Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyaan qaar kamid ah Golaha Wasiirada ayaa maanta booqday dekedda Magaalada Muqdisho. waxayna […]
Muuqaal:Wasiiro Kormeeray Qaybta Cashuur Uruurinta Garoonka Diyaaradaha Aden Cade
Wasiirka Warfaafinta, Wasiiru Dowlaha Maaliyada iyo Wasiir-ku-xigeenka ayaa maanta booqday garoonka diyaaradaha ee Aden Adde ee Muqdisho si ay u dhiirigeliyaan shaqaalaha oo muddo labo […]
Dowlada Kenya Oo Sheegtay in xildhibanada Ku Sugan Dalkeeda Aysan Qaban Karin shirar lagu duminayo Somaliya.
Madaxtooyada Kenya ayaa ku amartay Xildhibaanadii Nairobi ku shirsanaa, maalmihii tagay in aysan Dalkeeda ku qaban karin kulamo ay kaga soo horjeedaan Xukuumadda Soomaaliya hadii […]
Munaasabad lagu xirayay Sanad Dugsiyeedka Schoolka Hoose dhexe Xurfada Caabudwaaq Dhageyso+Sawiro
Munaasabad lagu xirayay Sanad Dugsiyeedka Schoolka Hoose dhexe ee Xurfada ayaa lagu qabtay Magaalada Caabudwaaq ee Gobalka Galaduud. Munaasabadaan oo kadhacdey Schoolka Hoose dhexe ee […]
Madaxweyne Gaas oo U Digay Xildhibaanada Federaalka Kenya ku shiray, Dowladana Ugu Baaqay In Sharciga lala Tiigsado Xildhibanada Ubartay laalushka
Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo booqasho ku jooga Dalka Norway ayaa uga digay xildhibaanadda labada aqal ee dowladda federaalka in shido iyo […]