Qiiqa iyo Uurda oo Cirka Isku Shareerey Dekada Berbera “Sawiro”
Wararka aan kahelayno magaalo xeebeedka Berbera ayaa sheegay inuu dab ka kacay dekada Berbera, Dabka ayaa ka kacay dekada Berbera qaybta la dhigo konteenarada Waxaana […]
Wararka aan kahelayno magaalo xeebeedka Berbera ayaa sheegay inuu dab ka kacay dekada Berbera, Dabka ayaa ka kacay dekada Berbera qaybta la dhigo konteenarada Waxaana […]
Wararka ka imaanayo Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in kolonyo Gadiidka Ciidamada Kenya qarax Miino oo dhulka lagu aasay lagula beegsaday […]
Magaalada Garbaarey ahna xarunta Gobolka Gedo ayaa maalin maalin kadambaysa horumar ka sameynaysa xaga Amniga waxaana soo badanayaa ganacsatada maal gashanaysa magaalada Garbaharey. Gudoomiyaha gobolka […]
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa Galabta Cafis u fidiyay 13 Maxbuus oo ku xirnaa Xabsiga Dhexe ee Xamar Munaasabadda Ciidda awgeed. Maxaabiista […]
Magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa maantay laga Ciidey Ciidul Fidriga iyadoona Shalay laga soomanaa magaalada Caabudwaaq Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warkaan kasoodiray Caabudwaaq
Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed cali Gaas ayaa ku eedeeyay mid ka mid ah maamuladda deriska la ah Puntland ee Soomaliland inay taageeraan ururka Al-shabaab […]
Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in cilad ay ku timid Internet ee ka jiray Gobolada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya, Wasaarada […]
Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa ka qayb galay Munaasabad Balaaran oo loogu dabaal dagayay Xuska 26-ka June oo dhacday Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar. […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes