Madaxweynaha Soomaliya oo maanta booqday Warbaahinta Qaranka ayaa Si toosana ula Hadlay Shacabka Soomaliyeed dal iyo dibad
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta kor meeray Wasaaradda Warfaafinta gaar ahaan qaybaha Warbaahinta Qaranka siada Telefishinka iyo Raadiyaha Madaxweynaha Soomaliya ayaa […]
Daawo:Shiiq Baaruud oo Raashin ku wareejiyey Wasiirka Arimaha Gudaha Jubbaland Darwiish
Gudoomiyaha abaaraha Soomaliya Sheekh Nuur Baaruud Gurxan iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa waxay soo gaareen magaalda Kismaayo waxaana garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyey wsiirka wasaarada arimaha […]
Baarlamaanka Soomliya oo Ansixiyey Xeerka Isgaarsiinta Dalka, Kasoo ka Naxsadey Shirkadaha Isgarsiinta
Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay Xeerka isgaarsiinta Dalka oo maalmihii la soo dhaafay ka doodeyeen Xildhibaannada Golaha shacabka, Mudanayaasha golaha Sahacbka ayaa ansixiyay […]
Ciidamada Amniga ayaa Muqdisho ku qabtay Gaari Qaraxyo waday
Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa goordhaweyd ku guuleystay in ay gacanta ku dhigaan gaari ay saarnaayeen waxyaabaha qarxa, Ciidamada ayaa gaariga ay saarnaayeen waxyaabaha […]
Daawo:Maxakamada Gaalkacyo ayaa Xukun isugu Jira Xarig,Jeedal iyo Ganaax Mehereed ku riday Dhalinyaro Gabar Kufsaday
Maxkamada shareecada Islmaanka Degmada Gaalkacyo ayaa xukun kuriday dhalinyaro kufsi ugaystay Gabarm Maxkamada aya labo dhalinyaro ah ku riday xukuno kala duwam oo isugu jira […]
Daawo:Wasiirka Cadalada Soomaliya oo booqaday Xabsi wayn oo Laga dhisaayo Xarunta Asluubta
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa waxay kormeer ku tageen Xarunta Ciidanka Asluubta ee km7 halkaas oo uu ka socdo […]
Wafdi ka socda Qaramada Midoobay iyo dowla uk oo gaaray Baydhabo
Wafdi uu hogaaminayo Ku-xigeenka Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Raisedon Zenenga iyo saraakiil kale oo katirsan ciidamada Uk ayaa gaaray magaalada […]
Daawo:Raysawasare Khayre oo Furay Kulan aya soo qaban qaabisey Wasaarada Gadiidka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda J.F.S Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay kulan ay soo diyaarisay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, oo la tashi lagula […]
Daawo:Xildhibaan Zakariye oo Dhulka Ku Jeediyey Xildhibanadii Baralamanka
Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya oo kulankoodi Caadiga ahaa maanta yeeshay, waxaayna qudbada ka dhageysteen Xaliimo Ismaaciil Ibraahim “Xaliimo Yarey” oo ah Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka […]
Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaliland oo Ka hadlay Gacanqaadkii Loogaystey Gudoomiyaha Cusub
Wasiirka Arimaha Gudaha Soomalialnd faratoon oo shir jaraa’id oo degdega qabtay kana hadlay gacan qaadkii loogeystay Gudoomiye baashe iyo wixii maanta dhacay Golaha Wakiilada Soomaliland […]
Dhagesyo:Wasiirka Dhalinyarada Soomaliya oo Sheegtay In Amisom iskaga Baxayaan Muqdisho Stadium
Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaararaha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in Ciidamada AMISOM lagaga saarayo Xarumaha Dowladda uguna horeyso bilaabayo Garoonka Kubadda […]