Daawo:Wasiiro KaTirsan Doowlada Federalka Somaliya oo Garay Magallada Jowhar iyo Cosoble oo aan ku farxin
Wararka naga soo gaaraya Madaalada jowhar ayaa sheegaya in Wafdi Wasiiro ah oo ka socda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa goor dhow gaaray magaalada […]
Maqal iyo Muqqal+Sawiro:Labo beelood oo walaalo ah ayaa heshiis nabadeed ku gaarey magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud
Labo beelood oo walaalo ah ayaa heshiis nabadeed ku gaarey magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud waxaana garwadeen ka ahaa gudi 25 xunood ka kooban waxaana […]
War hada Soo dhacay:Dowlada Soomaliya oo Wafti Wasiira ah u dirtay magaalada Jawhar
Wararka naga soo gaaraya Madaalada jowhar ayaa sheegaya in Wafdi Wasiiro ah oo ka socda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa goor dhow gaaray magaalada […]
Deg,deg dagaal xoogan oo ka socodo degmada xiraale ee gobolka galgaduud:
Wararka ka imaanayo degmada xiraale ee gobolka galgaduud ayaa sheegayo in halkas uu ka socdo dagaal xoogan. kaas oo u dhexeyo ciidamo kala taaban san […]
Gudoomiye gobolka banaadir tabit ayaa golaha wasirada ka codsaday in bajadka gobolka loo kordhiyo:
Guddoomiye gobolka Taabid Cabdi ayaa uga warbixiyay Golaha Wasiirada xaalada gobolka, dhinacyada amniga, horumarka iyo caqabadaha jira, isagoo faah faahin ka bixiyay waxyaabihii u qabsoomay […]
Dhageyso:Golaha wasiirada Somaliya ayaa ansixiyey Qodoba Mahiim ah iyo Golaha Wasiirada ayaa ka tacsiyeeyey Geeridii Cabdiraxmaan Jaamac Barre
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga […]
Golaha wasiirada hirshabeelle oo shir deg,deg ah yeshay & wafuud ku wajahan jawhar:
August 17 (Gedo times )— Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Golaha Wasiirada Hirshabeelle uu haatan shir deg deg ah uga socdo magaalada […]
Mid kamida maxabistii ku xidhnaa xabsiyada dalka India oo geeriyooday:
August 17 (Gedo times)— Mid ka mid maxaabiistii Soomaalida ahaa ee ku xirnaa Xabsiyada dalka India ayaa la xaqiijiyay inuu xalay geeriyooday. Maxbuuskan ayaa noqonaya […]
(Sawiro) cago lule oo xalagu wareeray hoyga uu ka deganyahay magaalada buuhoodle:
August 17 (Gedo times)Dabley hubeysan oo ka tirsan garabka cali khaliif ayaa xalay weerar ku qaaday xarunta ay degan-yihiin garabka kale ee cabdul cagalule magaalada […]
Daawo:Raysawsaaraha Soomaliya oo Xariga Kajaray Wasaarad aad Muhiim ugu ah Shacabka Soomaliyeed
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayrre ayaa Maanta xarigga ka jaray dhismaha Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare oo dib-u- […]
M/weyne ku xigeenka hirshabelle cali guud laawe oo beeniyay warar lagu baahiyay baraha bulshada iyo warbaahinta
August 17 (Gedo times) Sii hayaha xilka Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa beeniyay warar lagu baahiyay baraha bulshada iyo Idaacadaha oo […]