Madaxweynaha oo amar ku bixiyay in la baaro Caruurtii iyo Haweenkii lagu weeraray Magaalada Muqdisho.
Maxamed C/laahi Farmaajo Madaxweynaha Somaliya ayaa amar ku bixiyay in baaritaan rasmi ah lagu sameeyo cidii ka dambeysay weerarkii lagu qaaday Qoyska Xasan Cabdi Cawad […]