Meydad hor leh oo Maanta laga soo saaray Dhismeyaashii ku Bur-buray Qaraxii Zoobe
Wararka aan ka heleyno Goobtii uu ka dhacay Qaraxii Xanuunka badnaa ee lagu Xasuuqay Dadka Rayidka ah ayaa sheegaya in Maanta Meydad hor leh laga […]
Wararka aan ka heleyno Goobtii uu ka dhacay Qaraxii Xanuunka badnaa ee lagu Xasuuqay Dadka Rayidka ah ayaa sheegaya in Maanta Meydad hor leh laga […]
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Caafimaadka Turkiga Ahmet Demircan ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, iyadoo socdaalkooda uu la xiriiro gurmadka iyo caawinta […]
Diyaarado uu Turkiga soo diray ayaa goor dhow garoonka diyaaradaha Muqdisho ka qaaday dhaawacyo fara badan oo ku dhaawacmay qaraxii argagixiso ee Sabtidii la soo […]
Dawlada Federaalka ayaa xaqiijisey in 276 ay u geeriyoodeen qaraxii shalay 14ka October 2017 ka dhacay isgoyska Zope ee KM5 ee magaalada Muqdisho, dhaawacana ilaa […]
Waxaa Goor Dhow Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde ka soo degtay Diyaaraddii sidday Gaadiidka Gurmadka deg dega ah iyo Shaqaalaha Caafimaad ee uu […]
Wasiirka Caafimaadka Dowladda Turkiga Axmed Demarcan,s ayaa maanta imaanaya Magaalada Muqdisho,waxaana Dalka Keeni doonta Diyaarad laga leeyahay Wadanka Turkiga oo sidda Gaadiidka Gurmadka Deg Dega […]
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre iyo Wasiirro ka tirsan Xukumaddiisa ayaa Garoonka Diyaradaha Magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiirka Caafimaadka Turkiga Axmed […]
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo ka tacsiyeeyay dadkii Soomaaliyeed ee Alshabaab ku xasuuqeen Muqdisho., waxuuna ilaahay uga baryey intii dhimatay allaha […]
Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa yiri,”Haddii ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya oo u shaqeeya adeegsadaana dalal shisheeye, walina uu yahay xildhibaan ka tirsan aqalka sare”. Cumar […]
Banaanbax Balaaran oo Lagaga Soo Horjeedo Qaraxii Shalay Ka Dhacay Muqdisho ayaa kadhacay magaalada Muqdisho.
waxaa magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ka dhacay Banaanbax loogaga soo hor jeedo Qaraxii qasaaraha Badan dhaliyay ee shalay ka dhacay Muqdisho. Waxaana Banaanbaxaan soo […]
Banaanbaxan looga soo horjeedo isla markaana loogaga tacsiyaynayayDadkii Soomaaliyeed ee wax ku noqday Xasuuqii shalay ay ugu gaysteen Magaalada Muqdisho Shacabka Soomaaliyeed Kooxaha naxariista daran […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku booqday cisbataalka Ordogaan dadkii rayidka ahaa ee ku dhawaacmay qaraxii argagixisada ahaa ee lagu bartilmaamsaday […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes