Daawo:Xafiiska Xeer Ilaaliyaha oo Maxkamada Banaadir ka codsaday in Sayid Cali lagu xukumo dil toogasho ah
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Qaranka ayaa Maxkamada goboblka Banaadir waxaa uu ka codsaneynaa in Sayid Cali lagu xukumo dil toogasho ah oo ah Qisaastii luul Cabdicasiis.