Meydka Wiil badda soo tuftay oo laga helay Xeebta Degmada Kaaraan
Sida ay inoo xaqiijiyeen dadka degaanka Meydka Wiil yar oo ay Badda soo tuftay ayaa saakay Aroortii lagu arkay Xeebta degmada Kaaraan ee Magaalada Muqdisho. […]
Sida ay inoo xaqiijiyeen dadka degaanka Meydka Wiil yar oo ay Badda soo tuftay ayaa saakay Aroortii lagu arkay Xeebta degmada Kaaraan ee Magaalada Muqdisho. […]
Madaxda Maamul Gobolleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay Maanta intooda badan tagaan Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG Jubbaland ahna […]
Ammaanka Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa Saakay si weyn loo adkeeyay,waxaana Magaalada lagu daadiyay Ciidamo badan oo isugu jira kuwa AMISOM iyo […]
Warbixin ay soo saartay FBI-da Mareykanka ayaa lagu sheegay in Malaayiin Lacag ah Madaxiisa la dul dhigay Hogaamiye sare oo ka tirsan Dhaqdhaqaaqa Al-shabaab. Hogaamiyahaan […]
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa iska casilay safiirnimada sababo la xiriira arrimo isaga u gaar ah. Ambassador Schwartz ayaa ahaa safiirkii ugu horeeyay […]
Madaxweynaha koofurgalbeed Somaliya oo soo gaaray Magalada Kismayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey garoonka caalamiga ah ee Magalada Kismayo. Masuuliyiinta ugu sareysa Mamulka Jubalnd […]
Waxaa Maanta Magaalada Kismaayo Soo Gaarey Wafdi Uu Hogaaminaayey Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Ee Soomaaliya Shariif Xasan Sh/Aadan Waxaana Soo Dhaweyntiisa Ka Qeyb-qaatey Madaxda Ugu […]
Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay dhawaan soo daabacayso Lacag cusub oo shilin Soomaali […]
Wasiirka Beeraha Somaaliya Saciid Xuseen Ciid iyo wasiirka Beeraha Turkiga Dr. Ahmed Eşref ayaa kala saxiixday heshiis ku saabnsan wax soo soorka Soomaaliya gaar ahaan […]
Deegaanka Lajiide oo udhexeeya Magaalooyinka Balanballe iyo Xeraale ee gobalka Galgaduud oo ay kunool yihiin 650 Qoys oo iskugu jira dad Abaartu soo barakicisay iyo […]
Wabiga Shabeele ayaa ku fatahay Tuulooyinka Hoos yimaada Magaalada Jowhar, waxaana booqday Tuulada uu ku fatahay wabiga ee Nuukaay madaxda Johar iyo gudoomiyaha Tuulada Nuukaay.
Allaha Unaxariistee Waxaa Mgaalada Jowhar ee Maamul goboleedka hirshabeele lagu aasay Abuukar Muuday Cigaal waxaana aaskiisa ka qayb qaatey masuuliyiin ka kala socota Maamulka Hirshabeele […]
Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi C/laahi oo lagu casuumay munaasabad lagu xusayay sanad guuradii 27 ee ka soo wareegatay midowgii […]
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kaga dhawaaqay dhawaan in xarunta ku meelgaarka ah ee Jubbaland Kismaayo shir uu ku casumay Maamul goboleedyada […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes