Faah-Faahin:- Askar ka tirsan Ciidamada Dowladda oo lagu dilay Gobolka Shabellaha Hoose
Warar dheeraad ayaa ka soo baxaya Askar ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo lagu dilay inta u dhexeya Degmooyinka Afgooye iyo Walaweyn oo ka wada […]
Warar dheeraad ayaa ka soo baxaya Askar ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo lagu dilay inta u dhexeya Degmooyinka Afgooye iyo Walaweyn oo ka wada […]
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ka qeyb galay shirka Dhalinyarada adduunka, ayaa magaalada Sharm al-Sheikh ee dalka Masar […]
Wararka naga soo gaaraya Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha ayaa sheegaya in Askari la sheegay inuu ka tirsan yahay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya uu Bartamaha […]
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin kooban oo ku aadan horumarka warbaahinta dalka u gudbiyey hay’adaha Qaramada Midoobay, gaar ahaan […]
Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland, ayaa soo saaray go’aan deg deg ah ka dib markii ay Dood ka yeeshen Doorashooyinka Soomaaliland ay doonayso inay ka sameyso gobolada […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga maanta kula hadlay Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka asagoo dardaaran iyo bogaadin usameeyey.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo booqday xarunta wasaaradda Gaashaadhigga ee magaalada Muqdisho oo uu ka socdo qorshihii ciidan ee Alshabaab looga sifayn lahaa dalka Soomaliya, […]
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa waxaa garoonka diyaradaha xarunta ku meelgarka ah ee maamulka Jubbaland kusoo dhaweeyey […]
Kulan ay Maanta ku yeesheen Magaalada Garowe Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Puntland ayay kaga horyimaadeen in xuduudaha maamulka Puntland ay ka dhacdo doorashadda maamulka Somaliland. Xildhibaanada […]
Wakaalada wararka Qaranka ee dalka Qatar “Qana” ayaa baahisay in Ra’iisul wasaaraha dalkaasi Cabdullahi Bin Nasir Aala Thani uu kulan kula qaatay Magaalada Doxa wasiirka […]
Maleeshiyadii Hubaysanayd ee saaka dhacay Gaariga ayaa Gedotimes waxaay la xariirtay qaar kamid ah dadkii lagu aftuubtay gaariga ay dhaceen maleeshiyada jid galka ka samaysay […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes