Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Somali News
  • Contact us

Somali News

Axmedmadoobe

Rooble oo Xaafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxwaynaha Jubbaland Axmed madoobe

18th May 2022 admin 1

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo ay ka wada hadleen gebagebada howshii […]

wasiir

Wasiir Dubbe oo Saxaafada ka Maqnaa ayaa ka hadlay waxqabadka Warbaahinta Qaran

17th May 2022 admin 0

Wasiirka Warfaafinta XFS Senator Cusmaan Obokor Dubbe ayaa howlwadeenada warbaahinta Qaranka ku amaanay dhabar adeygii iyo howlkarnimadii ay muujiyeen mudadii ay socdeen doorashooyinka dalka oo […]

Xasansheekh

Madaxwayne Farmaajo oo Madaxtooyada kusoo dhaweeyey Madaxwayne Xasan Sheekh

17th May 2022 admin 0

Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan booqasho iyo salaan ah waxa uu Madaxtooyada Qaranka kula qaatay Madaxweyne Xasan […]

xasanshiiq

Villa Soomaliya oo Gudoontay Dhanbaal ku socda Madaxwayne Xasan Sheekh

17th May 2022 admin 1

Madaxtooyada Qaranka ayaa u guddoontay Madaxweynaha dooran ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud dhambaallo hambalyo ah oo ku aaddan guusha uu ka gaaray […]

aadanmadoobe

Madaxwayne Xasan Sheekh iyo Gudoomiye Aadan Madoobe oo Maanta Kulmay

16th May 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta salaan iyo hambalyo ugu tagay madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan […]

Wasiir

Sawiro:Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo furtay shir u dhaxeeya Wasaaradda iyo Bangiga Adduunka

16th May 2022 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka H.E. Drs Fowziya Abiikar Nuur, ayaa maanta magaalada Nairobi ka furtay shir u dhaxeeya Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka kaas oo […]

Xasanshiiq

Soomaaliya oo Gashay 4 Sano oo Mugdiya iyo Qaadka oo la fasaxayo

16th May 2022 admin 0

Xalay Waxaa Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya Lagu doortay Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud ahna Gudoomiyaha damjadiid kadib Doorasho sacotay Saacado badan. Waxqabadka […]

Farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo U Hambalyeeyey Madaxwaynaha Cusub Xasan Sheekh

16th May 2022 admin 0

Madaxweynaha Xafiiska jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey walaalkiis Xasan Sheekh Maxamuud oo loo doortay xilka Madaxweynaha dalka 4-ta […]

doorasho

Akhriso:Codadka ay Heleen Afarta Musharax ee usoo Gudubtay Wareega Labaad

15th May 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Sheekh Aadan Maxamuud Nuur Madoobe ayaa ku dhawaaqay Natiijada rasmiga ah ee doorashada xilka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya. Afarta Musharax […]

farmaajo

Daawo:Madaxwayne Farmaajo oo Ubax Dhigay Taalada SYL

15th May 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo taallada halgameyaashii SYL kaga qayb galay munaasabad lagu xusayey 79 guurada ka soo wareegtay aasaaska Ururka […]

daahirgeele

Daahir Geelle oo Iskaga Haray Tartarka Musharaxnimada Madaxwaynaha Soomaaliya

14th May 2022 admin 0

Musharax Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa ku dhawaaqay inuu isaga haray u tartanka doorashada xilka Madaxweynaha dowladda Federaalka ee Soomaaliya. Qoraal uu […]

boliis

Daawo:Taliska Booliska Soomaaliyeed oo bandow ku soo rogay Muqdisho

14th May 2022 admin 0

Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa bandow ka bilaanaya Caawa Fiidkii 9:00Pm kuna eg 12-ka subaxnimo ee isniinta soo socota ku soo rogoy shacabka ku dhaqan magaalada […]

Bk

Maxames Siciid Bk ayaa ugu baaqay Xildhibaanada Soomaliyeed inay doortaan Farmaajo

13th May 2022 admin 0

Hobolkii hore ee Soomaliyeed Maxamed Siciid Cabdi BK ayaa ummadda Soomaaliyeed talo dhaxal gal ah ka siiyey arrimaha doorashooyinka ee dalka ka socda, waxuuna ugu […]

dagaal

Dhagayso:Galmudug oo Ka hadashay Dagaal ka Socda Gudaha Dhusamareeb

13th May 2022 admin 0

Dagaal u dhaxeeya Ciidamadda Dowladda iyo kuwa Ahlusunna ayaa ka socda Magaaladdan Dhusomarreeb ee Caasimadda Galmudug. Dagaalka ayaa bilaawday kadib markii ay xalay qaybo kamida […]

Sakariya

Sakariye Xaaji Maxamed oo Qaatay Maanta Shahaadada Musharaxnimo

10th May 2022 admin 0

Musharax Madaxwayne Sakariye Xaaji Maxamuud oo is Diiwaangeliyay ayaa qaatay shahaadada Musharraxnimo ee xilka Madaxwaynaha Soomaaliya.

Posts navigation

1 2 … 188 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2022 | WordPress Theme by MH Themes