Maqall: Waa Maxay Sir?
Markii Aad Maqasho Ereyga Sir Wax ugu Horeyo ee Aad Amineysid Ayaa Ah Wax Qarsonaa oo u Bahan Inan Dibada Lo Sarin, laakin Ay Ogyihiin […]
Markii Aad Maqasho Ereyga Sir Wax ugu Horeyo ee Aad Amineysid Ayaa Ah Wax Qarsonaa oo u Bahan Inan Dibada Lo Sarin, laakin Ay Ogyihiin […]
Kulan albaababdu u xiranyihiin ayaa Magaalada Kismaayo uga soconaya Madaxweyne Kuxigeenka maamulkaasi Cabdilaahi Sheekh ismaaciil fartaag, iyo Saraakiisha Ciidamada Itoobiya ee ku sugan magaalada Kismaayo. […]
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali iyo wasiirka amniga xukuumada Soomaaliya oo ay weliyaan taliyaasha NISA iyo booliska ayaa hortagay baarlamaanka Soomaaliya. Xubnahan ayaa baarlamaanka […]
Wararka aan ka heleyno Saraakiil ka howlgasha dhanka Madaxtooyada Somalia ayaa sheegeysa in R/wasaaraha Xukuumada Somalia Cumar Cabdirashiid uu kulan dhowr saac qaatay la yeeshay […]
Maamulka Ahlu Sunna ee Gobolada Dhexe, ayaa Maamulka Galmudug waxa ay ku eedeeyeen inay qayb ka ahaayeen dagaalkii saacadaha badan qaatay ee ka dhacay Degmada […]
Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud , ayaa sheegaya in Ciidamada Ahlu Sunna ay si buuxda ula wareegeen gacan ku […]
b, waxaana dagaalka la isku adeegsanayay hubka culus, waxa uuna dagaalka saameyn badan ku yeeshay qeybo badan oo magaalada kamid ah. Sida aan Wararka ku […]
Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in 7 ka tirsan Al-Shabaab ku dileen weerar kedis ah oo ay ku qaadeen deegaanka Cabdalla Biroole oo 40-KM dhanka galbeed […]
Dagaal u dhaxeeya Xoogaga Ahlusuna iyo ciidamo taabacsan Sarkaal horay ugu biiray ayaa ka socda magaalada Dhuusa Mareeb, iyadoo dagaalka uu saameyn weyn ku yeeshay […]
allaha unaxriistee nabadoon barre cali Magan oo kamid odayaasha laga tixgaliyo gobolka gedo ugana dad waynaa ayaa manta lagu aasey degmada Doolow ee gobolka gedo. […]
Dusiga lagu barto cilmiga maadiga ee sariley oo ku taala degmada baardheere gobolka Gedo ayaa dib loo furay ardayda,macalimiinta,iyo waalidiinta ayaa aaad uGu farxay dib […]
War degdeg ah oo hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in ay goordhaw qaraxyo waaweyn ka dhaceen wadada xiriirisa muqdisho iyo Afgooye. Qaraxyadani oo laga maqlay […]
Hogaamiyaha maamulka Juba Axmed Madoobe oo maanta barlamaaka maamulkiisa Khudbad ujeedinayay ayaa kusoo hadal qaaday shakhsiga iyo cida uu doonayo inuu u magacaabo Madaxweyne Kuxigeenka […]
War goordhaw soo gaaray warqabadka gedotimes ee Muqdisho aya sheegaya in Wasiirka Gaashaandhigga Cabdulqaadir Sheekh Cali diini lagu wado in uu aado magaalada Kismaayo. Wasiirka […]
Xildhibaan cabdulaahi goodax barre oo ka hadlay kulankii baarlamaanka ee maanta ayaa sheegay ay haboontahay in ay iska dhaafaan u yeerida masuuliyiinta dowladda. Goodax ayaa […]
Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes