
Magaalada Hargeysa oo laga musaafurinaayo Ajaanibtii ugu badneys iyo Sababta ka danbeysay oo la sheegay
Maamulka Somaliland ayaa magaalada Hargeysa iyo deegaanada ku xiran ka musaafurineyso inkabadan 300 ruux kuwaasi oo la sheegay inay yihiin ajaanib. Taliyaha laanta socdaalka Somaliland […]