Articles by admin
Deeq Raashin iyo lacago la gaarsiisey Barakacayaasha Abaaraha Baardheere iyo Bukaano (Video Sawwiro)
Gargaarka raashineed ee la siiyey Qoysaskan Brakacayaasha ee degan duleedka Baardheere ayaa isugu jirey Bariis iyo Saliid, Dadka la siiyey deeqdan ayaa ka koobnaa kuwa […]
Dhibaatooyinka Soomaaliya ka jira maxaa sal u ah seese loo saxi karaa? W?Q Jimcaale
Xaalada Soomaaliya waa mid aad u murugsan oo qalafsan,waxaa isusuran dhawr waxyaalood oo awal kala soocnaa,haddase inta isku milmay darfaha is haysta,kuna dagaalamaya oo isku […]
Video+Sawiro:Kismaayo Nin Isku hor qarxiyey masjid Hortiis
Magaalo xeebeedka Kismaayo ahna xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Jubbaland ayaa nin watay waxyaalaha qarxa isku qarxiyey Kasoo Horjeedka Masjidka Xaaji Jaamac Ee […]
Ra’iisul wasaaraha oo QM ka dalbaday inaysam cunto Keenin Xiliga Roobka “Sawiro”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa booqday xarunta isku xirka gurmadka Abaaraha u qaabilsan Qaramada Midoobay, wuxuuna warbixino ka […]
Maqal iyo muuqaal:Balanbal Dad Xoolihii ka dhamaadeen oo soo gaaray Degmadaas
Dagmada Balan Bal ee Gobolka Gaduud ayaa waxaa soo gaarey dad xoolihii ka dhameysey abaar xun ee kajirta Soomaliya, dadkaan ayaa aad ugu baahan gurmad […]
Madaxweynaha Somaliya oo la kulmay Haweenka bulshada Ra’yidka
Madaxweynaha Jamuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabadullaahi Farmaayo ayaa kulan laqaatey haweenka buldhada rayidka ah oo ka kala yimid gobolada dalka iyo Muqdisho waxaana ku saabsnaa sidii […]
Qarax xoogan oo geystay qasaare dhimasho ayaa ka dhacay Muqdisho
Qarax xoogan ayaa kadhacay agagaarka Hotrl Weheliye, Ugu yaraan 10 Qof ayaa ku dhimatay halka dad ka badan ay ku dhaawacmeen Qarax ka dhacay Waddada […]
Birmingham UK:Xafladii Lagu taageraayey R/Wasaare Khayre Lacagna Lagu aruurshay
Xaflad si heer sare loo soo agaasim soona qaban qabiyeen Jaaliyada Birmingham Uk oo lagu Taageerada R/Wasaare Xasan Cali kheyre Dhaqaale loogu Aruurinaayey Abaaraha ayaa […]
Ilyaas C/lahi Maxamed oo kaalinta sadexaad Galay tantanka Quraanka kariim ee Muslimiinta
Bismilaah: Ilaahay mahadii waxaa Caawa soodhamaatay Tartankii Quraanka ee kasocday magaalada Dawxa ee dalka Qatar wuxuuna kusoo dhamaaday sidan Qaybta xifdiga Kaalinka koobaadba: Israa Sayid […]