Jaaliyada Kasoo Jeeda Gobolka Gedo ee Kusugan Kenya oo Cambaareyey Dilkii 4 Maxbuus ugeysteen Maamulka Baladxaawo
Shir dag daga oo iskugu Yimaadeen waxgaradka,dhalinyarada.aqoon yahadanada,Culimada iyo Haweenka kasoo Jeeda gobolka Gedo ayaa waxay Cambaareyn wayn usoo jeediyeyn Maamulka iyo Nabadsugida Baladxaawo oo […]