Dhagesyo:Ninkii Dilay Wasiir Cabaas Siraaji oo dil lagu xukumay
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa xukun dil ah ku ridday Axmed C/laahi Ceydiid oo ahaa gacan ku dhiig lihii ka dambeeyey dilkii […]
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa xukun dil ah ku ridday Axmed C/laahi Ceydiid oo ahaa gacan ku dhiig lihii ka dambeeyey dilkii […]
Magaalada caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ka dhacay banaanbax kaasoo lagu cambaraynayo musiqii ay ku sameeyeen imtixaankii qaranka ee dagmada caabudwaaq iyo balanbale masuuliyiinta […]
Dibadbaxaan oo ay ka qayb qaadanayeen Boqolaal dadwayne ah oo iskaga kala yimid xaafadaha magaalada Caabudwaaq oo watay boorar ay ku qoronyihin Hal kudhigyo nabada […]
Maamulka Gobalka Banaadir oo kaashanaya xarunta u dooda horumarinta Haweenka SOMALI WOMEN DEVELOPMENT CENTER (SWDC), ayaa maanta deeq isugu jirta dhar iyo agabyo kale loo […]
Degmada Balaxaawo ee gobolka Gedo ayaa waxa laga hirgaliyey Dugsi Sare ee Shiiq Maxamuud Macalim Nuur, oo Maalgaliyeenka Bulshada Kasoo Jeeda Baladxaawo ee kusugan dal […]
Wasiirka wasaaradda gaadiidka dhulka iyo cirka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdulaahi Salaad ayaa sheegay in garoonka duyuuradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho […]
Baarlamaanka soomaliya oo maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho, waxaa shir guddoominayay guddoomiyaha golahaas, Maxamed Sh. Cismaan (Jawaari) iyadoo ajendaha kulanka uu ahaa sidii su’aalo loo […]
Madaxweynaha Maamulka Koonfur-galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadn ayaa maanta isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiiradda ka dib Munaasabad ka dhacday Magaalada Baydhabo ee Xaruunta ku […]
Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaliya Cabdiraxmaan Xoosh jibriil ayaa maanta ka cudurdaartay in u hortago Xildhibanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaliya, xili maanta lagu waday […]
Magaalada Hargaysa waxaa kajira Xiisad kadib markii Naag Masiixiyad ah ay shegtey inay ay Soomaliland u timid sidii ay ufurui lahayd Kaniisad waana ku guuleystay […]
Ciyaar kama dambays ahayd oo dhexmartay Kooxaha kala ah FC Wiriq iyo FC Al-raxma oo kamida kooxaha kadhisan Degmada Caabudwaaq waxaana ciyaartaan ay ku dhamaatay […]
Qarax laga soo buuxshay Gaari nooca raaxada ah ayaa la sheegay in uu ku qarxay meel aan ka fogeen Saldhiga degmada Waabari. khasaaraha ka dhashay […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes