Xasan Sheekh oo Casumaad u Fidiyey Mucaaradka

Xasansheekh

Madaxwaynaha Soomaaliyabee mudo xileedkiisa dhamaaday ayaa Mucaaradka dowlada ugu baaqay inay ka soo qayb galaan shir looga hadlaayo arimaha doorashada.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa casuumaad rasmi ah u fidiyey Xisbiga Nabad iyo Nolol, Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, Madasha Midnimo Qaran, iyo Dalladda Bulshada Rayidka, si ay uga soo qaybgalaan gogol wadatashi Qaran oo ka furmi doonta magaalada Muqdisho 14-18 Nofeembar 2026.

Gogoshan ayaa ujeedkeedu yahay in si wadajir ah looga wada hadlo arrimaha doorashooyinka federaalka, si ku dhisan is-afgarad iyo isu-tanaasul.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.