Daawo:Sheekh Shariif oo Ka Hadlay Dilkii uu Xasan U Gaystay

shariif

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya oo hadlaayey xaalada Dalka ayaa fahfaahiyey isku day dil oo uu xasan Sheekh ka dambeeyey

Sheekh Shariif ayaa yiri “Waxaa la isku dayay in nagula dilo Mirinaayo, anagoo xarunta xisbiga halkaasi ka fureyna, Soomaali ayaa tashanaysa hadaysan tala ogoleyn haka hor leexdaan, waxay isugu wada sacbiyeen in aysan talada dhulka dhigeynin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.