Daawo:Senator CabdiQaybdiid “Fiqi Warkiisu waxa uu ka tarjumayaa dad dhaga la warkood

Qaybdiid

Senator Cabdi Cawaale Qaybdiid ayaa si kulul uga jawaabay eedeyno Wasiir Fiqi u soo jeediyey Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed

Senator Cabdi Qaybdiid ayaa yiri “Fiqi warkiisa waxa uu ka tarjumayaa dad dhaga la’ warkood, warkiisana nin dhaga la’ unbaana fahmi kara”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.