Daawo:Fiqi oo Weerar Afka Ku Qaaday Madaxwaynihii Hore Sheekh Shariif

fiqi

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo eedeyn u jeediyey Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo kaalin wayn kasoo qaatay dal dhiska Soomaaliya iyo la dagaalanka Shabaab.

wasiir fiqi ayaa yiri DEG:DEG:Wasiir Fiqi ayaa yiri “Ninkaas Mirinaayo ayuu galay Dowladda oo baabuurteeda ku wadda ayaa gurigiisa keentay,Hadday dileyso Fursad ayey haysatay gacanteeduuna ku jiray,Meeshaas waa bahalo galeen 260 Maleeshiyaad hubeysan ayaan ka saarnay kuwa kale waa lagu aruuriyey”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.