Sagal Cabdi ayaa ku Guulaysatay Doorasho Xildhibaan oo Ka Dhacday London

Sagalcabdi

Xisbiga Shaqaalaha ayaa ku guuleystay doorashadii deegaanka Holborn and St Pancras ee waqooyiga London.

Sagal Cabdi-Wali, oo hoggaamisa golaha deegaanka Camden, ayaa kursiga ku guulaysatay iyadoo heshay 12,292 cod. Hase yeeshee, aqlabiyadda xisbiga ayaa hoos uga dhacday 11,572 cod ilaa 3,364 cod.

Doorashadan ayaa timid kaddib markii ra’iisul wasaarihii hore Sir Keir Starmer uu iska casilay xilkii xildhibaannimo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.