Daawo:Ugaas Maxamed iyo Wafti uu Hogaaminayo ayaa Soo Gaaray Balanbale

ugaasmaxamed

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ugaaska Beesha Sade ugaas Maxamed ugaas Axmed ugaas faarax ayaa maanta si diiran loogu soodhaweeyay garoonka diyaaradaha degmada balanballe ee gobolka Galgaduud

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.