Daawo:Aadan Madoobeoo oo zdheegay Qaraxiii Doobe Mid Lamida Inuu Baydhabo Ka Dhacay

Aadanmadoobe

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka hadlay dagaalkii maalmo ka hor ka dhacay Magaalada Baydhabo iyo qasaarihii uu gaystay.

Aadan Madoobe oo ka hadlaayey dagaalkii Baydhabo ayaa yiri “Qaraxii Soobe mid la mid ah ayaa ka dhacay Baydhabo dad badan ayaana ku dhamaaday, Rag RRA ahaa ayaa sidaan oo kale AS naga aaday kuwaana sidaas ayaan ugu baqeynaa in ay la tagto”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.