Xasan Sheekh oo Casumaad u Fidiyey Mucaaradka
Madaxwaynaha Soomaaliyabee mudo xileedkiisa dhamaaday ayaa Mucaaradka dowlada ugu baaqay inay ka soo qayb galaan shir looga hadlaayo arimaha doorashada. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa […]
Madaxwaynaha Soomaaliyabee mudo xileedkiisa dhamaaday ayaa Mucaaradka dowlada ugu baaqay inay ka soo qayb galaan shir looga hadlaayo arimaha doorashada. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa […]
Waxaa tusaale noogu filan qur’aanka Alle iyo Axaadiista nebiga CSW (qoon aan isduleyn ma duleeyo) iyo (cidii aan nibceeyo oo ku shugrin weyda cadaabkaygu waa […]
Marka la eego xaalada dalkayagu ku sugan yahay maanta waa su,aal mudun in qof kasta oo Soomaali ah oo dalka rajo ka qabaa is weydiiyo,aniga […]
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS oo ka duulaysa mabaadiida Guud ee Cadaaadda isla markaana xiganaysa Qodobka 122aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Qodobka […]
Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya oo hadlaayey xaalada Dalka ayaa fahfaahiyey isku day dil oo uu xasan Sheekh ka dambeeyey Sheekh Shariif ayaa yiri “Waxaa la […]
Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hor yimid Jadwalka uu soo saaray Guddiga lagu muransanyahay ee Doorashooyinka ee uu Magacaabay Xasan Sheekh. Waxaan si […]
Waxaa ii muuqda dareen hor leh oo koleey aniga igu ah ( NABAR LA FILAAYEY NUSQAAN MAAHEE NAXDIN MA LEH) . Dhawrkii sano oo dambe […]
Senator Cabdi Cawaale Qaybdiid ayaa si kulul uga jawaabay eedeyno Wasiir Fiqi u soo jeediyey Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed Senator Cabdi Qaybdiid […]
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo eedeyn u jeediyey Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo kaalin wayn kasoo qaatay dal dhiska Soomaaliya […]
Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Bare ayaa qadka Telefanka kula xariiray Xildhibaan Sagal Cabdi Cilmi oo ah gabadh Soomaaliyeed oo dhowaan loo doortay in ay noqoto […]
Hayโadda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka […]
Xisbiga Shaqaalaha ayaa ku guuleystay doorashadii deegaanka Holborn and St Pancras ee waqooyiga London. Sagal Cabdi-Wali, oo hoggaamisa golaha deegaanka Camden, ayaa kursiga ku guulaysatay […]
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ugaaska Beesha Sade ugaas Maxamed ugaas Axmed ugaas faarax ayaa maanta si diiran loogu soodhaweeyay garoonka diyaaradaha degmada balanballe ee […]
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta xarig-jaray Bandhigga Carwada Ganacsiga Banaadir, oo lagu qabtay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. […]
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Xasan Sheekh C/kariin Axmed Xasan oo warbaahinta kula hadlay magaalada Jowhar, ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashadii arbacadii ka dhacday Hirshabeelle.
Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes