Daawo:Maamulka Aadan Madoobe oo Ka Hadlay Qasaaraha ka dhashay dagaalkii shalay ka dhacay Baydhabo

Aadanmadoobe

Wasiirka Warfaafinta iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, oo isugu jiray wasiirro iyo saraakiil ciidan, ayaa booqasho ku tagay goobihii shalay ku burburay dagaalkii shalay ka dhacay Baydhabo.

Kadib booqashada, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Nuur Siidoow Baaba, ayaa warbaahinta la hadlay, isagoo ka warbixiyay xaaladda goobaha iyo ujeeddada booqashada mas’uuliyiinta. Koonfur Galbeed, ayaa ka warbixiyay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.