Xamse oo oo horay u sheegay in loo Tartamo Shaqada ayaa Magacaabay Agaasimayaal

Xamze

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre oo horay u sheegay in loo tartamo shaqada ayaa magacaabay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya si loo dardargaliyo hawlihii socday.

Mudane Xamsa oo cuskanaya qodobada 119-aad, farqada (D) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay agaasimeyaasha hoos ku xusan.

๐Ÿ- ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ๐ˆ๐›๐ซ๐š๐š๐ก๐ข๐ฆ ๐‚๐š๐›๐๐ข

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Kheeyraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

๐Ÿ- ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐˜๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ž

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa ayaa agaasimayaasha kula dardaarmay shaqo gudasho hufan iyo dardargalinta waajibaadka wasaaradaha loo igmaday.

FB_IMG_1790419004841.jpg
FB_IMG_1790419002661.jpg

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.