Qaar kamida Culumada Soomaaliyeed ayaa cabaareeyey beegsiga goobaha barakeysan ee ku yaala Sacuudiga oo Xuutiyiinta Yemen ay weerareen
Sheekh Cali Wajiis oo kamid ahaa Culumadii cambaareysay weerarka Xuutiyiin ayaa yiri “”Xuutiyiinta culumadii reer Yaman ayey dhibaateen maantana xarameenkii ayey haweysteen oo madaafiic ku garaaceen, marna lama aqbalikaro in dhulka barakeysan la dhibaateeyo”.
Leave a Reply