Daawo:Amiin Jeeso “Dadkii Guryahooda Xasan Sheekh Boobay waxay u gzleen Shabaab”

daahiramiin

Xildhibaan Amiin Jeesow oo ka qayb galay kulankii Barlamaanka Soomaaliya ee waqtigooda dhamaaday ayaa ka hadlay boobka dhulalka ee Madaxwayne xassn ku hayo shacabka Muqdisho

Xildhibaan Amiin Jeesow ayaa yiri “Dadkii guryahooda laga burburiyay way caroonayaan, qaarna AS ayay aadayaan, qaar kalena burcad-badeed ayay noqonayaan,Soomaaliya ayaaba kala maan ah.”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.