Daawo:Sheekh Shariif oo Weerar afka Ku Qaaday Xasan Sheekh

shariif

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay dhibaatada iyo burburka Xasan Sheekh ku hayo dalka

Sheekh Shariif oo eedeyn u jeediyey Xasan Sheekh ayaa yir ” “Ninkii masuuliyada loo dhiibay Xilkii ayuu la kufay oo uu la ambaday waa diiday wax sheegid wuxuuna go,aan saday boob iyo in umada xoog lagu haysto”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.