Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha Soomaaliya ee sanadka 2025, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
RW Xamse ayaa yiri ‘Soomaaliya in la caawiyo maxaa ka galay Siyaasadda Dhaxdeenna ah Waxaan aragnay Masuul Soomaaliyeed oo caalamka u qorara warqad uu ku leeyahay Dowladda yaan la caawin oo lacag la siin’
Leave a Reply