Daawo:Sheekh Shariif oo Ka Hadlay Hubka Dhigista Digniina U diray Xasan Sheekh
Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay Xaalada dalka, dagaalkii dowlada iyo mucaaradka ku dhexmaray Muqdisho iyo hubka dhigistii Madaxwayne Xasan Sheekh […]