Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka.hadlay xaalka dalku ku sugan yahay iyo dhibaatada Xasan Sheekh ku hayo Shacabka Muqdisho.
Sheekh Shariif”Waxa jira dowladnimo maaha,Check-pointiyada dhaqaale ayaa laga sameeyaa madaxda ayaana loo geeyaa shacabka ayaana laga dhacay”
Leave a Reply