Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa si rasmi ah u furay Shirka 7-aad ee Caafimaadka Soomaaliya oo looga hadli doono sidii loo horumarin lahaa adeega caafimaad ay helaan shacabka Soomaaliyeed.
Shirkan waxaa soo agaasimay Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XJFS, waxaa kale oo goobjoog ka ahaa Wasaaraddaha Caafimaadka Dowladdaha xubno ka ah Dowladda Federalka, Maamulka Gobalka Banaadir iyo Ururada Caafimaadka.
Leave a Reply