Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2026

boosaaso

Bosaaso ayaa Laga Hirgaliyey Hotel Casri ah oo Soomali iyo Ajnabi Maalgasheen

9th April 2026 admin 0

Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, waxaa maanta si rasmi ah looga xarig jaray Bosaso Airport Hotel, kaas oo ah dhismo casri ah oo laga […]

Caliwajiis

Daawo:Sheekh Soomoow “Fidnada Cali Wajiis Halays Ka Qabto

8th April 2026 admin 0

Sheekh Cali Wajiis dhiig in uu daato iyo colaad ayuu u calan tumayaa hala weeraro ayuu lee yahay maamul Goboleedyada waliba wuu fadwoonayaa waa halis […]

Xasansheekh

Madaxwayne Xasan “15 May Kahor Koofurgalbeed Madaxwayne Ayey Yeelanaysaa.

6th April 2026 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha KMG ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil C/rashiid Xaaji ayaa […]

xasansheekh

Sawiro:Maxay Kawada Hadleen Madaxwayne Xasan iyo Odayaasha Dhaqanka KGS

5th April 2026 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, kaasi oo diiradda lagu saaray xoojinta […]

Shariifsakiin

Shariif Sakiin ayaa lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Baydhabo

4th April 2026 admin 0

Musharax Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ( Shariif Sakiin) ayaa lagu soo dhaweeyay Magaaladda Baydhabo.

xasansheekh

Musharax Farkeeti oo Ka Horyimid Qorshaha Xasan Kawado Baydhabo

4th April 2026 admin 0

Musharaxa Madaxwaynaha Konfurgalbeed Soomaaliya Maxamed Aadan Farkeeti ayaa dhaliilay sida Dowladda Federaalka u maareyneyso xaaladda kala guurka Koonfurgalbeed Soomaaliya. Musharax Farkeeti ayaa yiri mar uu […]

xasansheekh

Daawo:Safarkii Madaxwayne Xasan Ku Tagay Baydhabo

3rd April 2026 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur […]

asluub

Taliyihii Hore ee Asluubta oo Ka hadlay Sidii foosha Xumayd ee Lagula Kacay

1st April 2026 admin 0

Taliyihii hore ee Asluubta Soomaaliya Generaal Mahad Cabdiraxman Aadan ( Shub) ayaa ka hadlay xil ka qaadis lagu sameeyey iyo fowdadii dowladu kula kacday. Taliye […]

Aadanmadoobe

Gudoomiye Aadan Madoobe oo Ka Hadlay Xaalada Baydhabo

1st April 2026 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ku sugan Beydhabo ayaa faahfaahin ka bixiyay xaalada Cakarin ee Beydhabo ka […]

Posts pagination

« 1 2 3

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes