Daawo:Boliiska oo Muqdisho dil iyo dhaawac u Gaystay Dad Shacaba

boliis

Dhimasho,Dhaawac iyo Barakac ayaa ka dhashay kadib markii Ciidanka Dowladdu ay weerareen Xaafadaha Iskuul baluusiya ee degmada Xamar-Jajab oo ay daganaayeen dad Shacab ah iyo Xiisad kacsanaan oo hadda ka taagan xaafaddaasi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.