Muqdisho oo Ruxmatay iyo Soo Dhowayntii Taariikhiga ahayd ee Saciid Deni!

deni

Madaxweynaha Dowladda Puntland Saciid Cabdullahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo uu qeyb ka yahay Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Wakiillada Mudane Maxamed Maxamuud Ciise (Awoowe), ayaa galabta lagu soo dhoweeyay Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.