Daawo:Xildhubaanada Barlamaanka oo Ka Horyimid isbadal Lagu Sameeyo Dastuurka Soomaaliya

barlaman

Guddiyada Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo warbaahinta la hadlay ayaa ka warbixiyey qorshaha Madaxwaynaha Soomaaliya iyo Gudoomiye Aadan Madoobe ay doonayaan inay wax uga badalaan dastuurka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.