Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo maanta magacaabay xilalka kala ah:-
- Faadumo Bariise Shiiraar, Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabeelle.
- Cabdullaahi Cadaay Xasan, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Dowladda Hirshabeelle.
Ugu dambeyn Madaxweynaha ayaa faray Wasiirada Wasaaraddaha Beeraha iyo Deegaanka in masuuliyiinta cusub iyo kuwii hore ay xilalka u kala wareejiyaan.
Leave a Reply