Wadooyinka Muqdisho oo dib loo Furay iyo Shacabka oo farriin u diray Dowladda Soomaaliya

Wado

Ciidamada amniga ayaa xiray saaka guud ahaan wadoonka Muqdisho kadib markii dowladu sheehtay wafdi ballaaran oo caalami ah inay magaalada soo gaarayaan.

Sida qorshuhu ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Shiinaha ayaa saaka imaan lahaa Magaalada Muqdisho diyaar-garowga soo dhaweyntiisa laga dareemayey magaalada Muqdisho Waxaana loo xiray inta badan waddooyinka magaalada.

Waxaana la sheegay inaysan maanta imaaneyn magaalada Muqdisho iyadoo illaa hadda aan si rasmi ah loo shaacin sababta ka dambeysa baaqashada Wafdigan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.