Daawo:Ra’iisalwasaare Xamse oo Weerar Afka Ku Qaaday Mucaaradka Dowlada

Xamze

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qayb galay xiritaanka madasha Heritage ayaa weerar afka ku qaaday mucaaradka Dowlada

Ra’iisalwasaare Xamse ayaa yiri “Mucaaradku waxa ay darbiyada la taagan yihiin shan bilood ayaa idiin hartay, war adigu mashruuc la imow, dalkan 5 cadow ayuu leeyahaye mid ku aad”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.