Ciidanka Booliska Soomaliland ayaa sheegay in ay maanta gacanta ku soo dhigeen Siyaasi Jaamac Shabeel oo ku eedaysan arrimo kasoo horjeeda Qaranimada, xadgudubna ku ah jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland , kaas oo dhawaanahan ku hawlanaa.
Booliskw Soomaaliland ayaa sheegay Jaamac Shabeel in si degdeg loo horgayn doonaa Ha’yaddaha Garsoorka ee dalka
dhanka kale Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliland ayaa digniin adag u diray dhammaan dadka ku hawlan falalka xadgudubka ku ah jiritaanka qaranimada Somaliland.
Siyaasi Jaamac Shabeel ayaa maalmihii dambe safar ugu maqnaa Maaul Goboleedka Waqooyi bari Soomaaliya gaar magaalada Laascaanod halkaas oo u joogay sidii lagu soo dayn lahaa maxaabiis ku xiran
Leave a Reply